(Sawirro) Deni oo furay kalfadhiga Baarlamanka Puntland, kana hadlay arrimo xasaasi ah

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furay Kal-fadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada maamulkiisa. Deni oo khudbad muhiim ah ka jeediyey furitaanka kal-fadhiga ayaa beyaamiyey in Xukuumaddu guulo muhiim ah ka gaartay Amniga, Arrimaha Gudaha iyo Dumuqraadiyeynta, Arrimaha Siyaasadda, Horumarinta Dhaqaalaha, Arrimaha Bulshada Tayeynta Adeegyada Iyo Horumarinta Kaabayaasha. Deni ayaa soo hadal qaaday waxyaabaha ka … Continue reading (Sawirro) Deni oo furay kalfadhiga Baarlamanka Puntland, kana hadlay arrimo xasaasi ah